Ciwaanada Maqaalka :
Hordhaca Maqaalka
cajiib qormadaan waxaa ku sugan Erayo Jacayl ah Oo Naxariis Badan kuwaas oo aad ku odhan karto saaxiibkaa ama saaxiibtaa, waxaan jeclahay inaad wax uunka faaiidi doonto aadna ku quruxsan karto shukaansigaaga ama shukaansigiina.
ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524

Nuxurka Maqaalka
Fariinta 1aad ee erayo jacayl ah : ” Markasta oo aan arko dhoola cadeyntaada farxad ayaan dareemaa,waayo farxadaada ayaa muhiiim ii ah qalbi”.
Fariinta 2aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay dhamaystir ka nolosheyda. La’aantaana nolosheyda dhamays ma ahan Qalbiyeyy”
Fariinta 3aad ee erayo jacayl ah : “Jacaylka aan kuu qabo wuu sii xoogaysanayaa maalin kasta oo qorrax soo baxdo, waayo waxaad tahay qof agtayda qiimo sare ka jooga qalbi”.
Fariinta 4aad ee erayo jacayl ah : “In aan kula joogo waxa ay i dareensiisaa in aan ahay qofka ugu nasiibka badan adduunka, waaayo nasiibku wuxuu isiiyay shakhsi qiimo badan waana adiga qalbi”
Fariinta 5aad ee erayo jacayl ah : “Jacaylkaagu waa nuurka ka mida nuurarka noloshayda ii iftiimiya , Oo wuxuu iftiimiyaa xataa maalmahayga madaw si aan farxad u dareemo qalbi”.
Fariinta 6aad ee erayo jacayl ah : “Noloshayda ma qiyaasi karo adiga la’aantaa siday noqon lahayd, waayo wax walba adiga ayaan kugu ahay qalbi”.
Fariinta 7aad ee erayo jacayl ah : “Adiga ayaa I baray micnaha jacaylka anna waxaan jeclaaday inaan adiga bas kugu koobnaado qalbi”
Fariinta 8aad ee erayo jacayl ah : “Jacaylkaagu waa hadiyaddii ugu wanaagsanayd ee aan abid helay Qalbi, waadna ku mahadsantahay sida aad uga buuxisay qalbigayga jacaylkaaga”
Fariinta 9aad ee erayo jacayl ah : “Daqiiqad kasta oo kula joogta waxay dareemeysaa ruuxdaadu riyo qurux badan. Waayo waxaan sawirtaa adoo xalaashayda ah oo aan farxad kuwada noolnahay”.
Fariinta 10aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay qofka dagan dabakhyada ku yaal qalbigayga fureyaashiisana qaatay, anna ma rabo inuu qofkale kula maamulo dabakhyadaas, kaliya waxaan rabaa inaa adiga iska joogto dabakh walbana aad waqti gaara ku nasato qalbi”.
Fariinta 11aad ee erayo jacayl ah : “Jacaylkaagu waa qayb ka mida waayabaha aan maalin walba dhiirigalinta aan u qaato, waayo dhiirigalin waxaa ii ah inaan subax walba waxyaabo ay ugu waa weyn yihiin inaan adiga kuu shaqaysto aan u ka lahayo qalbi”.
Fariinta 12aad ee erayo jacayl ah : “Gacmahaaga madaxayga saar, ka dibna dheh “qalbi dhibaato ha mudan intaan dunida joogto” , ducadaada laga yaabaa in la ii aqbalo qalbi”.
Fariinta 13aad ee erayo jacayl ah : “In aan ku jeclaado waa go’aankii ugu fiicnaa ee aan qaato, waayo waxad tahay daacad mudan in la Jeclaado qalbi”.
Fariinta 14aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad ka dhigtaa qalbigayga mid faraxsan waayo micnaha jacayl kuba waa farxad galinta qalbi”.
Fariinta 15aad ee erayo jacayl ah : “Adiga ayaa sabab u ah farxad walba oo wajigayga ka muuqata Qalbi”.
Fariinta 16aad ee erayo jacayl ah : “Aad ayaan kaaga mahadcelinayaa waqti walba oo aad isiisey adiga oo isiinaya farxad iyo kalgacayl Qalbi”.
Fariinta 17aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad ii dhamaystirtaa si kasta oo suurtogal ah, anna waan ku jeclaaday ilaa xad waxaana ii tahay saaxiib walal iyo jacayl Qalbi”.
Fariinta 18aad ee erayo jacayl ah : “Jacaylka aan kuu qabo waa ka sii qoto dheer yahay badda oo aan dhammaad lahayn sida cirka oo kale Qalbi”.
Fariinta 19aad ee erayo jacayl ah : “Markaan adiga feedhaada joogo waxaan dareemaa farxad aad u weyn iyo kalsooni waayo bini aadam waan kaaga marmi karaa adiga Qalbi”.
Fariinta 20aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad ii iftiimisaa maalintayda sida qorraxdu u iftiimiso dhulka qalbi “.

Fariinta 21aad ee erayo jacayl ah : “Jaceylka aan kuu qabo waa mid daa’im ah, mana jiraan wax badali kara Qaali”.
Fariinta 22aad ee erayo jacayl ah : “Runtii aad baan ugu faraxsanahay inaan ku haysto noloshayda, waayo waxad tahay qof laba wax isku darsaday rabbi yaqaanimo iyo kalgacayl Qalbi”.
Fariinta 23aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay rabitaanka qalbigayga ugu weyn iyo baahida ugu qoto dheer ee naftayda Qalbi”.
Fariinta 24aad ee erayo jacayl ah : “Mar kasta oo aan eego indhahaaga, waxan dareemaa jacayl iyo naxariis taasna waa midaan dhamaad lahayn”.
Fariinta 25aad ee erayo jacayl ah : “In aad qof jeclaato waa dabiici laakin waxaa adag inaad hesho ruux ku fahmaya kuna daryeelaya, alxm anna waxaan nasiib u helay ruux ila dareen marwalba wehel ii noqonaya waana adiga qalbi”.
Fariinta 26aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay wehelkeyga,waana ku qadariyaa ka badan inta ay ogyihiin culimada jacaylka Qalbiyeyy”.
Fariinta 27aad ee erayo jacayl ah : “Jacaylkaagu wuxuu i siinayaa awood aan ku wajaho caqabad kasta, waayo dhiirigalin waxaa iigu filan eraygaagii aad sida naxaariista ahaa ii tiri ee ahaa “waligaa ha isdhiibin Qalbiyow”.
Fariinta 28aad ee erayo jacayl ah : “Adiga ayaa sabab u ah ilaahay ka sokow guul walba oo aan gaaro, waayo waxaad tahay ruuxa marwalba I garabtaan Hppi”.
Fariinta 29aad ee erayo jacayl ah : “Daqiiqad kasta oo aan kula qaato waa hanti aan ku faano waayo waxaan weheshanayaa ruuxdayda ruuxdeedii Qaali”.
Fariinta 30aad ee erayo jacayl ah : “Maalinba maalinta kadanbaysa waan ku sii jeclaan waayo ma jiro jacayl dhamaad leh qalbi “.
Gabogabo
Waxaan jeclahay inaad qormadaan ama erayadaan dhanka kore kugula wadaagay aad wax uun ka faaiiday haday saas tahay kawaran hadaad aragtidaada igula wadaagto qaybta hoose ee commentiga si aan u dareemo inay iska waqti lumis yihiin iyo inay micne ku fadhiyaan .
FG: La iskama odhan erayaan waa erayo baaridooda iyo ka fakor koodaba waqti badan uu galay anna waxaan jeclaaday inaan adiga qaab free ah kugula wadaago saaxiib aadna ka faaiido aadna ku dhahdo seedi ama dumaashi saaxiib, waadna ku mahadsantahay hadaad soo gaartay saaxiib dhamaadka qormadaan mahadsanid saaxiib guul ayaan idiin rajayn adiga iyo dumaashiba .
More info
Creator : Mohamud abshir | youtube
related : Erayo Jacayl ah Oo Dareen leh | jacayl
images : pixabay.com | pexels.com