Fariimo shukaansi ah | jacayl

Hordhaca maqaalka

hubaal ! qormadaan waxaa ku sugan fariimo ama erayo jacayl ah oo aad u qiimo badan kuwaas oo aan u adeegsan karno jacayladeena si aan waqti qurux badan ula qaadano.

ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website, kaas oo aad lacag ka samayso oo xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524

Nuxurka maqaalka

fariinta 1aad ee fariimo shukaansi : “Daawo ahaan iguma filna fariimahaaga kaliya, waxaan rabaa inaan mar uun ku arko si aan hab kuu siiyo qalbi”.

fariinta 2aad ee fariimo shukaansi : “jacaylkaaga waa iftiin aan qlbigayga marnaba ka damaynin, sugitaankagana waa rajo aan marnaba ka quusanaynin”.

fariinta 3aad ee fariimo shukaansi : “ma ilaawi doono waqtigaan ku bartay anigoo ogayn inaan saan oo dhan kuu jeclaan doono”.

fariinta 4aad ee fariimo shukaansi : “marka kaliya ee aan farxad iyo daganaan dareemo waa marka kaliya ee aan laabtaada ku jiifo qalbi”.

fariinta 5aad ee fariimo shukaansi : ” waxaan rabaa inaan kumanaan jeer ku dhoho raali noqo waayo marabo inaan ku waayo”.

fariinta 6aad ee fariimo shukaansi : ” diyaar waxaan u ahay inaan saxo khalad walba oo aan kaa galo waayo adduunkaan kuu jeclahay la’aantaan waxba maahi nolosheydiyeyy”.

fariinta 7aad ee fariimo shukaansi : ” waa balan waanku ilaashaan doonaa waayo waxaad isiisaa farxad iyo naxariis aanan ka sugayn noole kale rabbi mooyaane “.

fariinta 8aad ee fariimo shukaansi : ” waan ku jeclahay micnaheeduna waa inaan ka xiray dadkii kale qalbigayga waayo dhamaantood adaa u dhigma, mahad oo dhamina waxay u sugantahay ilaahay “alxm” “.

fariinta 9aad ee fariimo shukaansi : ” qof walba hami ayuu leeyahay laakin aniga hamigaygu waa inay caruurtoydu hooyo ku dhahaan hooyadayna eedo ku dhahdo “

.fariinta 10aad ee fariimo shukaansi : ” kaliya waxa naga dhexeeya xiriir maahane waa qiso jacayl oo qurux badan taas oo ay naga dhaxli doonaan caruurteenu i a “.

fariinta 11aad ee fariimo shukaansi : ” i dhagayso nolosheydii waxwalba waan badali karaa laakin ma badali doono dareenka jacayl ee aan adiga kuu qabo waayo wuxuu gaarsiisan yahay xitaa inaan ilaahay kaaga sheekeeyo wanaagaaga qalbi”.

fariinta 12aad ee fariimo shukaansi : “ma ogtahay markaan ku guursado haddii asaagay ku fakarayaan sanad walba inay guursadaan gabar cusub aniga waxaan ku fakarayaa ama niyadayda ku jirta inaan sanad walba aroos cusub kuu dhigo si aad u ogaato inaad haysato nin ku jecel oo lagu magacaabo ……. (magacayga gali yareyy )”.

fariinta 13aad ee fariimo shukaansi : “qalbi ii balan qaad inaad ii noqonayso dhaqtarkayga ii khaaska ah oo aanan daawadiisa waayayn marwalba waa balan kaligaa ayaan kugu koobnaane”.

fariinta 14aad ee fariimo shukaansi : ” nolosha sideedaba qofba qof baa u qurxiya anigana adiga ayaa ii qurxiya mcn.”.

fariinta 15aad ee fariimo shukaansi : ” haddusan calafku i ciilin mar uun waad arki doontaa wax walba oo aan afkaga kaaga sheegi jiray inaan kuu sameeyo anoo ku samaynaaya “.

fariinta 16aad ee fariimo shukaansi : ” Qalbiga bini aadamku wuxuu rabo lagama reebi karo aniguna adaan ku rabaa nolosheydii”.

fariinta 17aad ee fariimo shukaansi : ” labadeenu waxaan naay laba ruux oo isku gooni ah cidna hanooga sheegin inay wax naga dhexeeyaan waayo cadaw ayaan yeelan karnaa noloshoeydii”.

fariinta 18aad ee fariimo shukaansi : ” Ma taqaan sababta aan kuu dhoo naftayda ii ilaali waxkale maahane waxaad tahay gabar sharaf badan waxaana rabaa hooyo sharaf badan inay caruurtayda hooyo u noqoto qalbi”.

fariinta 19aad ee fariimo shukaansi : ” kuguma jeclaan wajigaaga quruxda badan bas xitaa naftayda ayaa kugu qanacday hab dhaqankaaga qalbi”.

fariinta 2oaad ee fariimo shukaansi : “waxaan rabaa inaan kaligaa kugu ekaato xitaa haday dadku dhahaan qofkaas maxaan kugu nacnay hppi”.

Gabogabo

waxaan jeclahay inaad wax uun ka faaiiday oo aadan ku khasaarin, haday sidaas tahay iigula wadaag ra’yigaaga qaybta commentiga waxaana soowadaa maqaalo aad u xiiso badan een isha ku hay website keena mohaabshir.com mahadsanid waxaana ku leeyahay guuleyso intaan ku kulmayno maqaal kan oo kale ah.

more info

created : Mohamud abshir | YouTube
Related : Erayo jacayl ah Oo Soo Jiidasho Leh |Jacayl
images : pexels.com | pixabay.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *