Ciwaanada Maqaalkan :
Hordhac :
Halkaan waxaa ku sugan fariimo shukaansi ah oo aad iyo aad u qiimo badan aadna u adeegsan karto shukaansigaaga.
ADEEGYADAAN QABANO : Haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252906607535

Nuxurka Maqaalka :
fariinta 1aad ee fariimo jacayl ah : ” Codkaaga markaan maqlo wuxuu qalbigayga u dajiyaa ama u farxad galiyaa sida cunug yar oo hooyadiis ka maqneyd oo ay u tumid oo kale waayo waxaad ii tahay Qofaan saaid ama ilaa xad aan u jeclahay gacaliso 💝🎀 “.
fariinta 2aad Ee fariimo Jacayl ah : ” Kaliya Codkaaga ayaa daawo iigu filan Qalbi, waayo waxaan ka helaa farxad aan afka laga sheegi karin waxaadna tahay naftayda naftii fahmaysay ❣️❤️🔥 “.
fariinta 3aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Marwalba oo aan indhahaaga eego waxaan ka dhex arkaa mustaqbal qurux badan iyo nolol aad hooyo ka tahay anna abbe ka ahay taasna waa mid ka mida rajooyinka aan leeyahay jacaylkeena hppi 💑🥰 “.
fariinta 4aad ee fariimo jacayl ah : ” Mar walba oo qof hareertayda joogo ma ahan qalbigaygu mid jooga kaliya jir ahaan ayaan u joogaa , qalbigayguna aduu meel kale kula jooga isagoo kaa wareysanaya arimaha jacaylkeena ❤️🩹😥 “.

fariinta 5aad ee fariimo jacayl ah : ” Adiga la’aantaa nolosheydu waxay ahaan lahayd mid caajis ah culees ah sababtoo ah farxada iyo furfurnaataba agtaada ayaan ku dareemay hppi 🥰🫀 “.
fariinta 6aad ee fariimo jacayl ah : ” ma ogtahay inaad tahay qofka qalbigayga ( wadnahayga ) baray in uu jacayl daraadiis u garaacmo hppi mcn ? ❤️🔥☺️ “.
fariinta 7aad ee fariimo jacayl ah : “Gacaliso thanks ha igu oran markaa wax kuu sameeyo , qalbi wax walba oo aan kuu sameeyana ha moodin inaa adiga abaalkaaga doonaayo xitaa waxaan ajar kaga helaya xagga ilaahay subxaanahu watacaalaa xaajiyadaydiiyey ❤️🔥🎀 “.
fariinta 8 aad ee fariimo jacayl ah : ” marwalba oo aan ku arko waxaan dareemayaa inaad tahay Qorrax kasoo baxday qalbigayga xaaladayduna farxad ayay usku badashaa waqtigaas Nolosheydii 🎀🖤 “.
fariinta 9aad ee fariimo jacayl ah : ” daqiiqad kasta oo aad iga maqantahay waxay iila mid tahay saacado , saacadahaasna waxay iila midyihiin maalmo , hppi mar hadaad codsigayga ii tixgalinayso waxaan ku oran lahaa xitaa hal saac yaanan ku waayin muuq , cod ama fariin kaad awoodaba hpp 💝❤️🔥 “.
fariinta 10aad ee fariimo jacayl ah : ” waan is khilaafnay waana kala tagnay laakin kala tageenu ma noqon kii ugu danbeeyay ee aan ku kala hari lahayn laakin wuxuu ahaa soo tijaabinta qof walba oo labadeena ah siduu noqon karo qofka kale la’aantiis. Aan kugu daree malmihii iyo habeenadaan codkaaga waayay waxay ii ahayd maalmo aan waa waayay wax wayn oo nolosheyda ka mid ahaa ama rajo aan mudo kusoo haminaayay , hadeer oo aad isoo laabatayna alxamdulilaahi Qalbi waxaan ku oran lahaa dib danbe hayga tagin 🥹, Bal adna iiga waran sidee aha xaalkaagu maalmahaan kala maqnayn? 🥹🫀 “.
Gabogabo :
maqaalkaan intaas ayaan jeclaystay inaan kugula wadaago saaxiib, haday tahay markii koowaad ee aad soo booqatay shabakadaan moha abshir, magacaygu waa Mohamud Abshir waxaan halkaan ku soo gudbiyaa maqaalo tayo sare leh ha ahaadeen kuwo jacaylka la xiriira sida Erayo jacayl ah ama kuwa qalbi jab ah iyo maqaalo kale oo xiiso leh, isbarasho ka dib ma jirtaa kalmad ka mida kalmahaaan kore oo ku cajabisay ama la yaab kugu noqotay haday jirto qaybta commentiga igula wadaaag mahadsanid.
Muhiimada erayadaan : horta ilaahay subxaanahu watacaalaa ayaa isku keen beeray rag iyo dumar buuna naga dhigay qof walbana wuxuu dadaal ugu jiraa sida balaayiinta qof ee addunka ku nool uu uga heli lahaa qofkiisii saxda ahaa, marka si aad ruux qalbigiisa u hanato waxaad adeegsan kartaa erayo jacayl ah sida kuwaan kuugu sheegay maqaalkan iyo kuwa kale oo badan si aad xitaa qalbiga qofkaaga wax yara jacayl ah ugu reebto.
Digniin : ha u adeegsan waqtigaaga qaaliga ahna haku lumin ruuxaan kuusoo jeedin waayo dee ruux aan dareen kuu hayn hadaad u hibayso erayada ugu qaalisan adduunka wax ba kama soo noqonayaan waayo naftaada ayuun buusan xitaa aaminsanayn ama qiimahaaga ayuusan ba garanayn .
More Info
Created by : Mohamud abshir | Youtube keena M. abshir
Images : pixabay.com | Pexels.com
Maqaal La mida : Xul Erayo Jacayl ah , Qalbi taabasho