Erayo Qalbi jab ah, Sorry Saan ma fileyn | Qalbi jab

Hordhaca Maqaalka

Ax, allah maxaa ka xanuun badan markii ruux aad u go’day aad asaagiis ka saro marisay uu dhabarka kaa toogto, u joojin mayno saaxiib horey ayaanu usoconaynaa waxaana adeegsanaynaa erayo ay ka midyihiin kuwaan soo socda.
Fg: fariimahaan haku odhan qof aadan hubsan inuu ka baxay nolohsaada waaayo fariimahaan waa fariimo wax u dhimi kara qofka aad jacaylka wadaagtaan waana laga yaabaa inuu xanuunka qaado waayo eray qoran ayaa wax dhaawici kara.
Igu saabsan : Magacaygu waa Mohamud Abshir waxaan ahay youtuber (content creator ) iyo blogger waxaana soo gudbiyaa muuqaalo ka kooban qaybahaan soo socda : Maahmaayo, xikmado dhiirigalin iyo marmar muuqaalo quseeya shukaansiga sida qoraalkaan aad akhrinayso oo kale.
ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524

Nuxurka Maqaalka

Erayga 1aad ee erayo qalbi jab ah : Balan Oofinta micnaheedu waa inaadan khiyaamin qalbigana ka jabin qofku aaminey.
Erayga 2aad ee erayo qalbi jab ah : waxaan lumiyay qof walba oo aktayda qiimo kulahaa welibana adiga daraadaa.
Erayga 3aad ee erayo qalbi jab ah : mararka qaarkood waan iska aamusaa sababtoo ah ma jiraan erayo sharixi kara xanuunka aan qalbiga ka dareemayo,
Erayga 4aad ee erayo qalbi jab ah : Aad ayay u xanuun badantahay markaad dareemayso markey dadkoo idil ku leeyihiin qof adag noqo, iyagoo wax fikir ahba ka haysan xanuunka aad waqtigaas dareemayso
Erayga 5aad ee erayo qalbi jab ah : seetahay ayaad igu tiri, ma fiicni waana adkaysanayaa uun.
Erayga 6aad ee erayo qalbi jab ah : waan oagahay in dadka dhamaantood isbadalaan , laakin ma ogayn inaad adiga ka midtahay dadka isbadala.
Erayga 7aad ee erayo qalbi jab ah : naftaydaay raali ahaw hadaan ogaan lahaa inay dadka qaar ku dhaawacaayaan hubaashii kuma soo dareen listiga dadka aan asxaabta kaaga dhigay.
Erayga 8aad ee erayo qalbi jab ah : iga raali ahaw haddii aan saaid kuu jeclaaday ama aan saaid kuu daneeyay, kaliya waxaan rabay inaan ku siiyo jaceyl aan aniga horey usoo helin ama aan la ii siin.
Erayga 9aad ee erayo qalbi jab ah : naftaydaay gacalo ha murugoon markey noloshu kugu adkaado waayo waxaa jira casharo aadan weli baran.


Erayga 10aad ee erayo qalbi jab ah : waligaa qofna ha aaminin sababtoo ah majiroqof naftiisa kuu huraayo.
Erayga 11aad ee erayo qalbi jab ah : waxaan rabaa inaan iska baxo igana raali ahaw adiga saaid ayaan kuu jeclaaday laakinse ima aad fahmin.
Erayga 12aad ee erayo qalbi jab ah : sidaan kuugu dhawaaday hadaan iskaga kaa ilaalin lahaa, wax badan daraadaa maanta ma murugoodeen.
Erayga 13aad ee erayo qalbi jab ah : waxaan ahay ruux ku fiican inuu qariyo dareemihiisa taasina waa sababta ay dad badan ii fahmi waayeen.
Erayga 14aad ee erayo qalbi jab ah : waxaan isku dayay inaan ku ilaawo laakin xasuustaada ayaa igu helaysa meelkasta oo aan aado.
Erayga 15aad ee erayo qalbi jab ah :inaan ku jeclahay waxay ahayd khaladkaygii, laakin inaan ku ilaawo waxay noqonaysaa ciqaabtayda.

erayo qalbi jab ah

Erayga 16aad ee erayo qalbi jab ah : ma fiicna inaad u ooydo qof la qoslaaya qof kale.
Erayga 17aad ee erayo qalbi jab ah :kalinimada igu daa ama kali ii noqo.
Erayga 18aad ee erayo qalbi jab ah : Balaney qurux badnidaa markii laba qof si isle’eg isku jecelyihiin oo aanay isbadal aqoonin.
Erayga 19aad ee erayo qalbi jab ah : haddii aad adiga iyeelan weydey qof kale ima yeelan doono..
Erayga 20aad ee erayo qalbi jab ah : maxaan dartaa dad badan iskaga indho tirey laakin cadaw aad iiga hiilisey ugu danbayn.

Gabogabo

Qaybtaana intaas ayay ku egtahay waxay ila tahay inaad wax uunka faaiiday, haday sidaas tahay qaybta comment-ga ra’yigaaga igula wadaag hadaad hayso eray kuwaan oo kale ahna ila wadaag mahadsanidiin dhamaantiin saxiibayaal.

More Info

Creator : Mohamud Abshir | YouTube

images : pexels.com | pixabay.com

Related : Erayo Qalbi jab ah Qoraal | Qalbi Jab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *