Ciwaanada maqaalkan :
Hordhac ┇Erayo jacayl ah
Hubaal Qormadaan waxaa ah erayo jacayl ah naxariis badan, tiiraanyo ah , qalbi taabasho ah kuwaas oo aad ku dhihi karto ruux aad jeceshahay ama aad mustaqbalka leedahay, waxayna keenayaan inaad shukaansi iyo fariimo qurux badan aad is dhaafsataan!!.
FG: Erayaadaan waxay kuu shaqayn doonaan markaad haysato ruux uu qalbigiisu kugu xidhan yahay laakin hadaad ruux aan wax dan ah kaa lahayn aadku dhahdo waa inaad dudumo wax u sheegayso oo kale.
Ogaysiis : Erayadaan ha u adeegsan inaad qof aadan wax dana kalahayn intaad ku dhahdo aad ka dhaqaaqdo habeen madaw waayo khiyaanadu ma fiicna.
ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524

Nuxurka ┇Erayo jacayl ah
fariinta 1aad ee Erayo Jacayl ah : “Qalbigayga adigaa iska leh hadda iyo weligiiba, waayo waad u qalantaa hppi Ruux qalbi lasiin karo “.
fariinta 2aad ee Erayo Jacayl ah : “Waxaad tahay riyadeyda oo rumowday, Waxaadna ii tahay jannadayda adduunyada qalbi”.
fariinta 3aad ee Erayo Jacayl ah : “Bilowgii jacaylkeena waa xasuus qurux badan waayo qalbigaaga quruxda badan ayaan ku helay , ilaahay subxaanahu watacaalaa waxaan ka baryayaa in sida uu nasiib iigu yeelay inaan xidhiidh kuula sameeyo uu nasiib iiga dhigo inaad noqoto xalaashayda mustaqbalka”.
fariinta 4aad ee Erayo Jacayl ah : “Waxaad tahay daawo ka mida daawooyinka uu ilaahay isiiyay waayo waa idhamaystirtaa qalbi”.
fariinta 5aad ee Erayo Jacayl ah : “Waligeed lagama yaabo qiimaha aad agtayda ku leedahay inuu naaquso, waayo hppi daqiiqad ba daqiiqada ka danbaysa waanku sii jeclaanayaa”.
fariinta 6aad ee Erayo Jacayl ah : “Codkaagu waa daawada uu ku xasilo qalbigaygu hppi, marka marwalba i maqashii codkaaga daawada ii ah mcn, kaasna waa codsiga naftaadan ku jecel “.
fariinta 7aad ee Erayo Jacayl ah : “Jacaylka iyo kalsoonida aad isiisay waa mid aanku dareemo wehel ,waana ku weheshan doonaa illaa iyo inta nolosheyda ka dhiman”.
fariinta 8aad ee Erayo Jacayl ah : “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan nolosha adiga kugu beegmo waayo waxad tahay ruux wanaagsan qalbi”.
fariinta 9aad ee Erayo Jacayl ah : “Mar walba oo aan arko sida aad ii dhamaystirayso waxaan dareemaa farxad, xasilooni iyo daganaan waayo way adagtahay inaad hesho ruux daacad kuu ah kuna dhamaystiraya nolosha maadaaba aan iska naaqus nahay hadaan bini aadamnahay”.
fariinta 10aad ee Erayo Jacayl ah :“Inaan ku jeclaaday waa nasiib aad dheertahay asagaa, waayo waxaad hantiday ama saaxiib kula ah qalbi aan u diiday 100 oo dad ah oo kula mida”.
fariinta 11aad ee Erayo Jacayl ah :“Waxaad tahay rajadayda mustaqlbalka waayo nolol aan rajo iyo hadaf lahayn micne maleh, adna waxaad tahay rajooyinka nolosheyda micnaha u yeelay qayb ka mid ah”.
fariinta 12aad ee Erayo Jacayl ah : “Jacaylka aan kuu qabo waa mid aan xad lahayn oo aan shuruud lahayn”

fariinta 13aad ee Erayo Jacayl ah : “waanku jeclahay waxaana kugu jeclaaday ayaa ah dadnimadaada wanaagaaga naxariistaada iyo jacaylka aad ii siiso sida hooyadu ilmaheeda u habto oo kale”.
fariinta 14aad ee Erayo Jacayl ah :“Waxaad tahay farxaddayda ugu weyn abid waana ku daneeyaa sida inaad kaligaa gabdho kasoo hartay waayo waxad tahay filkeed ka roon”.
fariinta 15aad ee Erayo Jacayl ah : “Mar walba oo aan xagaaga usoo socda si aan kugu imaado waxaan dareemaa inaan ku jiro saacadihii ugu qurruxda badnaa ee nolosheyda qalbi”.
fariinta 16aad ee Erayo Jacayl ah : “Uma baahni gabadh kale waayo waxaan haystaa boqorad ii buuxisay boos walba oo iga banaanaa”.
fariinta 17aad ee Erayo Jacayl ah : “Waxaad tahay riyadeyda oo rumowday, Waxaadna ii tahay jannadayda adduunyada qalbi”.
fariinta 18aad ee Erayo Jacayl ah : “I dhagayso qalbi wax walba oo dhaca waxaan ahaan doonaa garabkaaga mana dhacayso inaaad kalinimo dareento hppi”.
fariinta 19aad ee Erayo Jacayl ah : “waxaan jeclahay waqti walba iyo saacad walba oo noloshayda ka mida inaan adiga aktaada ku qaato, waayo daqiiqad walba oo aan feedhaada joogo waxaan dareemaa inaan ahay nin dhamaystiran”.
fariinta 20aad ee Erayo Jacayl ah : “sidee kuugu sheegaa qalbi inaad iiga qaali santahay wax walba oo dunidaan saaran, oo aadna ii tahay qofka aan waxwalba ku ilaawo sida xasuusihi xumaa ee aan kala soo kulmay dadkii iga kaa horeeyay ee aan jeclaaday?”.
fariinta 21aad ee Erayo Jacayl ah : “nolosheyda mar labaad haddii la i oran lahaa qof dooro adaan ku dooran lahaa waayo waxaad tahay qof mudan in la jeclaado”.
fariinta 22aad ee Erayo Jacayl ah : “ma awoodo inaan ku siiyo dunida oo dhan laakin waxaan awoodaa inaan ku siiyo qalbi aan khiyaamo aqoon hppi”.

fariinta 23aad ee Erayo Jacayl ah : “Balan weeye gabar aan adiga ahayn sariir lama fuuli doono qalbi si aan jaceyl iyo naxariis u siiyo”.
fariinta 24aad ee Erayo Jacayl ah : “ugu danbayn waxaan doortay qofkii u qalmay in la doorto naftaydana ay raaliga ka noqotey happi. qofkaasna qof kale maahane waa adiga hppi”.
fariinta 25aad ee Erayo Jacayl ah : “Qofna uma dareemo sidaan adiga kuu dareemo nolosheyda, waxaadna tahay qofka kaliya ee u qalma nolosheyda qalbi”.
fariinta 26aad ee Erayo Jacayl ah : “waxwalba dhamaad ayay leeyihiin laakin jacaylka aan adiga kuu qabo maahan mid leh dhamaad qalbi”.
fariinta 27aad ee Erayo Jacayl ah : “Dunida oo dhan dartaa iskaga indho tiraa waayo waxaad ii noqotay wehel aan ku faano”.
fariinta 28aad ee Erayo Jacayl ah : “Ma rabo inta aan noolahay gabar aan adiga ahayn inaan waqti la qaato ama jacayl siiyo kaligaa boqorad mcn”.
fariinta 29aad ee Erayo Jacayl ah : “waxa kaliya ee aan u baahnahay waa jacaylkaaga, farxadaada iyo dhoolacadayntaada soo jiidashada leh waayo intaas ayaan farxad ku dareemaa qalbi”
fariinta 30aad ee Erayo Jacayl ah : “Haddii ay dhacdo inaan kaa fogaado oo aad cidlo dareento waa mar aan dunidaan joogin mcn “.
Gabogabo ┇ Erayo jacayl ah
Waxaa jeclahay inaad wax uunka faaiiday qormadaan hadaad jeceshahay qormooyinkaan oo kale bartaani waa hoyga saxda ah ee aadka helayso adiga oo booqanaya category-ga jacaylka, ka dibna kasii dooranaaya Erayo jacayl ah, halkaas waxaa kugu diyaarsan qaybo badan oo erayadaan jacaylka ah oo kale ah, hadaad isleedahay wax ayaa laga faaiidayaa qormooyinka noocaan ah waxaan jeclahay inaad qaybta comment-ga igula wadaagto, si aan qaybo kale oo badan uga soo samayno.
More info
Creator : Mohamud abshir | youtube
Related :Qalbi taabasho erayo jacayl ah ⁴ᴷ┇jacayl┇Qaybtii 6aad
Images : pexels.com | Pixabay.com