ciwaanada Maqaalkan :
Hordhaca ┇ Erayo jacayl ah
Axyaa jacayl halkaan waxaa ku sugan 29 kalmadood oo jacayl ah kuwaas oo aad ku oran karto qofaad jeceshahay ama aad mustaqbal jacayl ka leedahay.
ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah siaad lacag uga samayso igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524
Nuxurka ┇Erayo jacayl ah
fariinta 1aad ee Erayo Jacayl ah : “inkastoo kala fognahay hadana qalbigayga waxyar kama baxdid hppi, waayo waqti walba waxaad ku jirtaa qalbi noole kuu jecel”.
fariinta 2aad ee Erayo Jacayl ah : “ii ogow inaad tahay qofka ugu muhiimsan ee aan haysto nolosheyda, mana rabo adiga badalkaaga gabarey”.
fariinta 3aad ee Erayo Jacayl ah : “Aniga oo kusoo raadinaya hadaad aragto ogow hppi inaad dadka iiga sokeyso”.
fariinta 4aad ee Erayo Jacayl ah : “si walba oo ay u dheertahay masaafada inoo dhaxays hadana ma jiro ruux kaaga dhaw qalbigayga”.
fariinta 5aad ee Erayo Jacayl ah : “ilaa hadda waxaan kuu hayaa xiisihii quruxda badnaa ee uu ku bilowday jacaylkeenu, mana ahan mid isbadalaya ilaa dhamaadka nolosheyda qalbi”.
fariinta 6aad ee Erayo Jacayl ah : “runta ayaa ah inaad tahay qofka kaliya ee aan sida dhabta ah ugu xiisey, marmarka qaar waxaan arkaa anigoo meel cidla ah fadhiyo qalbigayguna uu adiga kugu maqanyahay”.
fariinta 7aad ee Erayo Jacayl ah : “inaan kugu faano iyo inaan kaa farxiyo mooyaane lagama yaabo inaan qof kale kaa doorto”.
fariinta 8aad ee Erayo Jacayl ah : “waxaan ahay qani sababtoo ah adiga ayaan ku haystaa, mana aaminsani qof ila mida oo iga qanisan inuu jiro intaad garabkeyga joogto qalbi.
fariinta 9aad ee Erayo Jacayl ah : ” waxad tahay ruuxa aan marwalba ilaahay aan hor joogo ku duceysto, waayo waxaad i tustey wax walba oo wanaag ah oo qof lagu jeclaado”.
fariinta 10aad ee Erayo Jacayl ah : ” jacaylka aan adiga kuu qabo maahan mid lagu cabiri karo erayo kooban oo afka ama gacanta laga qori karo”.
fariinta 11aad ee Erayo Jacayl ah : “ma ogtahay inaad tahay ruuxa i baray waxa jacaylka la yiraahdo nolosheydana ii qurxiyay, ana waxaan rabaa sidaad nolosheyda u qurxisay inaan qalbigaaga iyo noloshaadaba u qurxiyo mcn”.

fariinta 12aad ee Erayo Jacayl ah : “ma ogtahay marwalba oo kulan kula qaadanayo ama agtaada joogo inaan dareemo farxada ugu weyn hppi , waayo waxaa feedhayda jooga qof ila dareen ah”.
fariinta 13aad ee Erayo Jacayl ah : “i dheh waanku jeclahay waa balan waxaan dareemay ayaan kuu sheegayaaye Qalbi”.
fariinta 14aad ee Erayo Jacayl ah : “fariintaan adaan kuu dhaafay saaxiib qaybta commentiga kaalay
fariinta 15aad ee Erayo Jacayl ah : “Qalbigayga waanka xiray dadka kale dhamaan ilaa adiga mooyaane hppi si aadan maalin uun aadan ciil iga mudan”.
fariinta 16aad ee Erayo Jacayl ah : “Qalbigayga waxaan u hibeeyay hal qof halkaas qofna waa adiga hppi”.
fariinta 17aad ee Erayo Jacayl ah : “Ugu danbayn waxaan helay qofkii u qalmay nolosheyda qalbi waana adiga “.
fariinta 18aad ee Erayo Jacayl ah : ” hppi mid maku dhahaa calafku waa wax qoran laakin hamigaygu waa adiga, Rabbina hakaa yeelo qofkeyga gaarka ah qalbi”.
fariinta 19aad ee Erayo Jacayl ah : “lagama yaabo jaceylka aankuu qabo inuu nusqaamo nafta oo iga dhacda mooyaane”.
fariinta 20aad ee Erayo Jacayl ah : “sidaan adiga kuu jeclaaday weligay qof uma jeclaan lagamana yaabo inaad iga cidlooto”.
fariinta 21aad ee Erayo Jacayl ah : “adiga waxwalba iiga qaalisan waxaadna tahay ruuxa aan rabo inaan nolosha la qaybsado qalbi”.
fariinta 22aad ee Erayo Jacayl ah : “marwalba oo aan kula sii joogo waxaan kuu sii qaadaa jacayl saaid ah,taasna waa sababta aan kuugu doortey inaad noqoto qofkeyga ii khaaska ah qalbi”.
fariinta 23aad ee Erayo Jacayl ah : “indhahaygu kama daali doonaan inay ku daawadaan adiga qalbi, waayo waxaa qiimo iigu fadhiya aragaaga”.
fariinta 24aad ee Erayo Jacayl ah : “aniga adiga kuma dooran ee waxaa ku doortey qalbigayga hppi”.
fariinta 25aad ee Erayo Jacayl ah :“markey noloshu ku siiso qof ku jecel kuna aaminsan, marnaba si fudud ha isaga lumin”.
fariinta 26aad ee Erayo Jacayl ah : “marba hadii aan adiga ku doortey haka baqin kuwa aniga i doortey sababtoo ah adigaa waxwlba ii ah nolosheydii”.
fariinta 27aad ee Erayo Jacayl ah : “aniga iyo qalbigaygu waxaan isku raacnay in nolosha oo dhami ku macaantahay agtaada Qalbi”.
fariinta 28aad ee Erayo Jacayl ah : “aniga waxwalba waa u dulqaadan karaa , laakin uma dulqaadan karo inaan arko adiga oo murugaysan Qalbi”.
fariinta 29aad ee Erayo Jacayl ah : “jacaylkaygii hppi ma ogtahay markaad adiga kula hadlaayo inaan afka ka hadlin oo aan qalbiga ka hadlo si aad u dareentid jacaylka aan kuu qabo awoodiisa”.
Gabogabo ┇Erayo jacayl ah

Waxaa jeclahay inaad wax uunka faaiiday qormadaan hadaad jeceshahay qormooyinkaan oo kale bartaani waa hoyga saxda ah ee aadka helayso adiga oo booqanaya category-ga jacayl, kana sii booqanaya erayo jacayl ah, halkaas waxaa kugu diyaarsan qaybo badan oo erayadaan jacaylka ah oo kale ah, hadaad isleedahay wax ayaa laga faaiidayaa qormooyinka noocaan ah waxaan jeclahay inaad qaybta comment-ga igula wadaagto, si aan qaybo kale oo badan uga soo samayno.
More info
creator : Mohamud abshir | youtube
related : Erayo jacayl ah qiiro ⁴ᴷ┇jacayl┇Qaybtii 7aad
images :pexels.com | pixabay.com