Erayo jacayl ah Oo Gaagaaban | jacayl

Hordhaca Maqaalka

Hubaal Qormadaan waxaa ah erayo jacayl ah naxariis badan, tiiraanyo ah , qalbi taabasho ah kuwaas oo aad ku dhihi karto ruux aad jeceshahay ama aad mustaqbalka leedahay, waxayna keenayaan inaad shukaansi iyo fariimo qurux badan aad is dhaafsataan!!.
ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website, kaas oo aad lacag ka samayso oo xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524

Nuxurka Maqaalka

fariinta 1aad ee Erayo Jacayl ah : “igu nafis marwalba oo aad murug dareento xili walba walba waxaan ahay garabkaaga nolosheydii”.
fariinta 2aad ee Erayo Jacayl ah :” jacaylku wuxuu qurux badanyahay markaad hesho qof qalbigaaga ka ilaalinaya cidlada, indhahaagana ka ilaalinaya ilmada, waana helay qofkaas waana adiga qalbi”.
fariinta 3aad ee Erayo Jacayl ah : “isma lahayn qaali waxaad helaysaa gabar sidaada oo kale u naxariis badan alxamdulilaahi waxwalba “.
fariinta 4aad ee Erayo Jacayl ah : “aad ayaan u nasiib badanahay sababtoo ah waxaan haystaa saaxiibka addunka ugu fiican waana adiga qalbi”.


fariinta 5aad ee Erayo Jacayl ah : “waxba uma arko sugitaanka waqtiga aad iga maqantahay, kaliya waxaa muhiim ii ah inaan adiga oo saan u qalbi wanaagsan u naxariis badan ku haysto qalbi”.
fariinta 6aad ee Erayo Jacayl ah : “adiga aniga ayaad wehel ii tahay mana rabo qof aan adiga ahayn inaan nolosha lawadaago qalbi”.
fariinta 7aad ee Erayo Jacayl ah : “Rajada kaliya ee aan adiga kaa leeyahay ayaa ah inaan noqono family dhamaystiran oo isku faraxsan qalbi”.
fariinta 8aad ee Erayo Jacayl ah :“waxwalba waanka maarmi karaa laakin adiga kaama maarmi karo qalbi “.
fariinta 9aad ee Erayo Jacayl ah : “ma arag ruux kula dhigma mana rabo badalkaaga Qalpi”.
fariinta 10aad ee Erayo Jacayl ah : “waligay ma joojin doono inaan ku jeclaado xitaa hadii aad go’ansato inaad iga fogaato”.
fariinta 11aad ee Erayo Jacayl ah : “waqti xaadirkaan la joogo ma jiro wax iga maqan sababtoo ah adiga ayaan ku jeclahay hppi”.
fariinta 12aad ee Erayo Jacayl ah : “Ha cabsan marnaba waayo naftayda raali kama ahan inay la noolaato ruux aan adiga ahayn”.
fariinta 13aad ee Erayo Jacayl ah : “Gacaliso ilaa hadda waxaan kuu hayaa xiisihii quruxda badnaa ee uu jacaylkeenu, ku bilowdey mana badali doono waligay”.
fariinta 14aad ee Erayo Jacayl ah : “Qalbigayga qof walba waanka xiray marka laga reebo adiga mcn, sababtoo ah marabo inay iga kaa mashquuliyaan qalbi”.
fariinta 15aad ee Erayo Jacayl ah :“Qalbigayga waxaan u hibeeyay hal boqorad waana adiga qalbi”.
fariinta 16aad ee Erayo Jacayl ah : “Qofna uma dareemo sidaan adiga kuu dareemo ogsoonow waxaad tahay qofka kaliya ee nolosheyda u qalma”.
fariinta 17aad ee Erayo Jacayl ah :” hadaad ogaan lahayd saan kuu jeclahay saacad iska daaye daqiiqad igama maqnaateen qalbi”.
fariinta 18aad ee Erayo Jacayl ah : oraah xikmad ah ayaa waxay ahayd ” hadaad argto gabar hal nin kaliya ku kooban gabadhaas nin mahaysatee waxay haysataa nin rageed una dhigma rago idil” marka aniga markaan arkay saad iigu kobantahay waxaan is iri raga asaagaa ah waxbaad dheertahay hppii een arintaas maxaa ka jira.
fariinta 19aad ee Erayo Jacayl ah : “waxaad tahay ruuxa aan dadka ugu jeclahay ee ii ilaali naftayda labaad”.
fariinta 20aad ee Erayo Jacayl ah : “waxaad tahay giftigii ugu fiicnaa ee alle isiiyay mana rabo inaan ku waayo”.
fariinta 21aad ee Erayo Jacayl ah : “uma baahni qof walba kaliya waxaan u baahnahay adiga jacaylkaaga ayaan rabaa qalbi”.
fariinta 22aad ee Erayo Jacayl ah : waxan maqlay inay jirto oraah ah “qofka inta badan ku raali galiya waa qofku jecele ilaasho ” anna waxaan rabaa inaan marwalba feedhaada ahaado qalbi maadaaba aad saas oo dhan aad ugu dadaalayso jaceylkeena iyo wada joogeena.
fariinta 23aad ee Erayo Jacayl ah : “waxwalba waan heli karaa laakiin ma laga yaabo inaan helo qof adiga oo kale ah nolosheydii”.
fariinta 24aad ee Erayo Jacayl ah : “jacaylka aan adiga kuu qabo maahan mid isbadalaaya waayo waxaad ii tahay wadnahaygii iyo indhahayga nuurkoodii qalbi”.
fariinta 25aad ee Erayo Jacayl ah : “ugu danbayntii waxaan doortay qofkii u qalmay inla doorto waana adiga qalbi”
fariinta 26aad ee Erayo Jacayl ah : “hppi mid maku dhahaa calafku waa wax qoran laakin hamigaygu waa adiga”.
fariinta 27aad ee Erayo Jacayl ah : “lagama yaabo jacaylka aankuu qabo inuu xagayga ka naaquso nafta lee oo iga dhacda mooyaane”.

fariinta 28aad ee Erayo Jacayl ah : “sidaan adiga kuu jeclaaday abid qof uma jeclaan, lagamana yaabo inaan ku cidleeyo”.
fariinta 29aad ee Erayo Jacayl ah : “adiga ayaa waxwalba iiga qaalisan waxaana rabaa inaad noqoto qofka ilmahayga waalidka u noqon doona i a”.
fariinta 30aad ee Erayo Jacayl ah : “marwalba oo aan kula sii hadlo waxaan qaadaa jacayl saaid ah marks haday macquultahay ila hadal intaad awoodo si aad jacayl iigu sii beerato qalbi”.

Gabogabo

Qaybtani waa qaybtii 9aad ee erayo jacayl ah waxaana jeclahay inaad wax uunka faaiiday haday saas tahay, haday saatahay waxaad qaybta comment-ga igula wadaagtaa aragtidaada mahadsanid.

More info

creator : Mohamud abshir | youtube
related : Erayo Jacayl ah oo Qurux badan | jacayl
images :pexels.com | pixabay.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *