Erayo Jacayl ah Oo Dareen leh | jacayl

Hordhaca Maqaalka

Asc, Hubaal qormadaan waxaa ku sugan erayo jacayl ah kuwaas oo aad u qiimo badan hadaad akhrisana aad fikrad guudka qaadanayso ama aad shukaansigaa ku quruxsan karto waqtiga aad wada joogtaan adiga iyo qofkaaga. qaybtaan waa qaybtii 5aad ee erayo jacayl ah aan ugu magacdaray “Erayo Jaceyl ah Oo Dareen leh”, waxbana yaanan hadal kugu daaline kusoo dhawoow qormada oo faahfaahsan
ADEEGYADA : intaas waxaa dheer adeegyada aan qabano haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252907463524

Nuxurka Maqaalka

Fariinta 1aad ee erayo jacayl ah : wax walba oo aan hayo iyo xaalad walba aan ku jiro qalbiigaygu wuxuu ka fakaraa adiga ruux aad wanaagsan u naxariis badan waana adiga qalbi🥺❤
Fariinta 2aad ee erayo jacayl ah : “inaa adiga qayb ka noqoto noloshayda waa nasiib aan dheerahay dadka kale qaali mar walbana alxm ayaan dhahaa hppi”.
Fariinta 3aad ee erayo jacayl ah : “waan ku jeclahay hppi welibana ilaa xad waayo ma aqaan si kali loo ahaado noloshaan, anoo og inuu jiro qof sidaada u wanaagsan”.
Fariinta 4aad ee erayo jacayl ah : “waan u xiisaa fariintaada, waayo waxay daaweysaa meel aan dhaqtarka caalamka ugu tayada sareeya daaweyn karin Qaali”.

Fariinta 5aad ee erayo jacayl ah : nin kaa gabar wanaagsan waligaa gaari mayso, marka imisa nin ayaan dhaafi lahaa hadaad xaaskaygi noqoto mcn?.
Fariinta 6aad ee erayo jacayl ah : “wax walba waxay leeyihiin bilow iyo dhamaad , laakin jacaylka aan adiga kuu qabo malahan dhamaad”

Fariinta 7aad ee erayo jacayl ah : Ma lihi awood aan qof kale ku shukaansado waayo waxaad tahay qof ka ibaray micnaha jacaylka iyo sida qof loogu kalsoonaado.
Fariinta 8aad ee erayo jacayl ah : Hortaa ma aaminsanayn jacayl laakin markaa adiga ku bartay waxaan aaminay, in hadaad wiil tahay aad jeclaan karto gabar ka dibna aad iyada jacaylka aad jeceshahay aad wax walba u samayn karto hppi.

Fariinta 9aad ee erayo jacayl ah : “Markaan kala tagnay si qof walba u seexdo, waxaa qalbigayga ku soo dhacday anagoo lamaane ah oo reer ah oo aad tahay boqorada guriga anne aan ahay caawiyahaaga, waayo waad u qalantaa xilkaas mcn”.

Fariinta 10aad ee erayo jacayl ah : “ninka ragga ah waxaa uu dhamays yahay markuu helo gabar wanaagsan, anna waxaan aaminsanahay hadaan adiga ku helo inaan dhamays ahay”.
Fariinta 11aad ee erayo jacayl ah : “Guri bilaa jacayl ah waa geed bilaa caleen ah oo kale hadaan adiga nolol kula wadaago waxaan aaminsahay ayaa ah in uu gurigeenu noqon lahaa geed har weyn oo la harsado hppi”.
Fariinta 11aad ee erayo jacayl ah: “Waxaad igu abuurtay dareen , kaas oo la magac baxay jacayl , waxaadna isiisay kalgacayl kaas oo I galiyay farxad.
Fariinta 12aad ee erayo jacayl ah : “Waxaad tahay qofka ibaray micnaha jacaylka anna waxaan kuu ixtiraamaa inaad tahay macalinkayga ama macalimadayda jacaylka qaali”.Fariinta 13aad ee erayo jacayl ah: “Markaan adiga ku bartay waxaan nasiib u yeeshay barashada boqorad qalbi wanaagsan, markaan adiga kula midoobana waxaan jeclahay in aan raaliyo hantiyi doono Inshaa allaah”
Fariinta 11aad ee erayo jacayl ah : “Barashada qof cusub waa god madaw gacanta la gal oo kale , laakin markaan adiga ku bartay kuma khasaarin barashada aan adiga ku bartay mcn “.
Fariinta 15aad ee erayo jacayl ah : “Qof walba hadduu qof amaano, anne qofka aan amaano waa adiga qaali, waayo agtayda ayaad qaali ka tahay”

erayo jacayl ah


Fariinta 16aad ee erayo jacayl ah : “Haddii dhirtu soo saarto ubax qurux badan ka dibna geed walba geedka uu ka ubax qurux badanyahay ka fiicanyahay, hubaashii waxaad tahay qofkii ubaxaas quruxda badan igu beeray , sababna u noqday inaan dad badan dhaafo qaali”.Fariinta 17aad ee erayo jacayl ah : “Ma ogtahay inaan iska dhaafay barashada dadka cusub waayo waxaan ogahay inaan ka heli doonin wanaaga aan adiga kugu haysto qofkale”.
Fariinta 18aad ee erayo jacayl ah : “Muhiim maahan inaad barato dad badan laakin waxaa muhiim ah inaad barato hal qof oo qiimo u yeeli kara noloshaada, adna waxad tahay qof ka noloshayda qiimaha u yeelay qaali”
Fariinta 19aad ee erayo jacayl ah : Barashada aan ku bartay adiga waxay ii tahay taariikh aad u macaan, waayo waxaan ogahay xanuunadii aad iga daaweysey sidaas daraadeed ciiltire ama ciiltira ma kuula bixi karaa”.
Fariinta 20aad ee erayo jacayl ah : “Noloshu ima barin gabdho badan laakin hubaal waxad u dhigantaa dhamaan hablaha adduunka ku nool”.
Fariinta 21aad ee erayo jacayl ah : “Qalbi waxad tahay ruux u qalma in laga dhawro dhibaato , waxkalena kuma kasbane kaliya waxaadku kasbatay dadnimadaada”.Fariinta 22aad ee erayo jacayl ah : fariinaan waxaa rabaa adiga inaan kuu dhaafo saaxiib si aad hal kalmad oo ka timid qalbigaaga aan u aqaan akhriste ama soo booq daheena quruxda badan, marka cajiib miyaysan ahayn inaan ogaano kalmida ku jirta qalbigaaga saaxiib , waana jeclaan lahaa inaad nala wadaagto mahadsanid saaxiib!

Gabogabo

hubaashi mucaashaqow akhristoow, waxaan jeclahay inaad wax uunka faaiiday, haday saaas tahay saaxiib waxaan jeclahay inaan ogaado arintaas. hadaad isleedahay waxaa jirta fariin ku cajabisay ama u qalanta in loo diro qofkaaga qaybta commentiga igula wadaag saaxiib, hadaad buhaantahay maqaaladii / qoraladii hore ama qaybihii hore ee aan samaynay ama aan qornayna waxaadka daalacan kartaa qaybta hoose ee dhamaadka qormadaan ah mahadsanid saaxiib.


More info

Creator : mohamud Abshir | YouTube
related : Erayo jacayl ah oo Macaan badan | jacayl
images : Pixabay.com | pexels.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *