Category Erayo Qalbi Jab ah

Halkaan waxaa ku sugan erayo qalbi jab ah kuwaas oo aan u adeegsan karno dadka caado qaatayaasha yacnii jacayl ayay kula samaynayaan ka dibna waa kaaga baxayaan ama way ka cago jiidayaan