Erayo jacayl ah Qalbi taabasho | jacayl |Qaybtii 1aad

Hordhaca maqaalka Marmar ma garan waydaa erayo jacayl ah oo aad ku shukaansato jacaylkaaga ama qofkaaga?. haday taasi jirto waxaan qormadaan kooban kuugu sheegayaa erayo jacayl ah oo aad ku oran karto si aad qalbigooda ugu dareen galiso jacayladaada. DEEGYADAAN…









