Moha abshir

Moha abshir

waxaad ka helaysaa maqaalo aad u xiiso badan kuwaas oo ka kooban badanaa qaybahaan soo socda i a: jacayl , gabayo , qisooyin sheeko iwm

Sidee Lacag Looga Sameeyaa YouTube-ka ?

lacagta youtube ka

Hordhac YouTube waa Application ama web app internet ku shaqeeya oo lagu daawado laguna wadaago fiidiyowyo kala duwan sida waxbarasho, madadaalo, warar iyo xirfado. Waxaa la asaasay sanadkii 2005, waxaana sameeyay saddexdaan nin Steve Chen, Chad Hurley, iyo Jawed Karim…

Sidee Lacag Looga Sameeyaa Tiktok-da ?

Lacagta Tiktokda

Hordhac : Saanu wada ognahay tiktokdu waa application laga helaayo dhamaanteen Mobiles-keena, haddii laga helina qof walba waa isticmaalay. maqaalkana ugu warami maayo muxuu yahay waxaan kuugu sheegayaa 7 qaab oo aad lacag uga samayn karto tiktokda. Nuxurka Maqaalka :…

Waa Maxay Google AdSense?

Google AdSense

Hordhac : Adduunka maanta, lacag samaynta internetka waxay noqotay fursad weyn oo dadka wax qora, YouTubers-ka, iyo milkiilayaasha website-yadu ay si weyn uga faa’iidaystaan. Mid ka mid ah hababka ugu caansan ee lacag looga helo internetka waa adeegga Google AdSense.…

Xikmado cajiib ah oo Qoraal ah | akhri

Xikmado

Hordhac : Rumeysan maysid xikmadahaan cajiib ka ah ee ku sugan maqaalkaan, waa xikmado xul ah oo aad wax badan ka faaiidayso waxayna ka hadlayaan ama matalayaan noloshaan aan maanta ku jirno iyo sidan uga guuleysan lahayn oo aan u…