Fariimo Jaceyl ah Oo Naxariis Badan | Jacayl

Hordhac :

Ashqaraar! Halkaan waxaa ku sugan 12 kalmadood oo jaceyl ah oo aan u hadiyeey dadka is jecel ilaahay haysku daayee.

ADEEGYADAAN QABANO : Haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252906607535.

Nuxurka Maqaalka :

Fariinta 1aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Jaceylkaagu waa naxariis waayo markaa kula kaftamaayo sida aan farxada u dareemo ayaaa wax ba la siisan karin aankuugu daree waa adiga bas dadka kale kaftankooda kuma dareemo farxada aan kaaga ku dareemo Qalbi 💕💞.

Fariinta 2aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Qalbi markaad khadka ka maqantahay waa ii walwaliyo caajis waayo waxaad daawaysaa naf adiga bas aad wehel u tahay nolosheYdii 💞💕 .

Fariinta 3aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” waanku jeclahay iskama oran een waxaan ku hayaa sababo aaan kugu tusi karo taasna waa markaad fariin isoo qorayso sida aanan kaaga mashquulin waloow xitaa dadka meesha iigu jira haday soo wada qoraan fariimo kama jawaabo ilaa aan qalbi adiga meel kugu ogaado sida inaad seexato 💞😘 “.

Fariinta 4aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Qof lama jeclaadee waxaa la jeclaadaa qof u qalma in la jeclaado anna waan helay ruuxaas, ruxaasna qof kale maahane waa adiga indhahaygii ❤️💞 .”

Fariinta 5aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” kawaraan haddii nolosheydii sawirkaaga uu ii saaranyahay qalbigayga sababtoo ah waxaad tuuga / tuugada qalbigayga xaday 💓💞 “.


Fariinta 6aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Marar badan waxaan kuugu wacaa farxadaydii waayo waxaad tahay Qalbigaygu ruuxuu ku xasilo daganaana ku dareemo qalbi 💞😘 ” .

Fariinta 7aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Qalbi jaceylku waa dareen qurux badan markii ilaahay ku siiyo ruux kaa fakaraya ku ilaashanaya si dhabana kuu jecel, anna qalbigayga waxaad ku beeratay dareeen qurux badan oo ciwaankiisu yahay magacayga + magacaaga Qalbi 💞💓”.

Fariinta 8aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” yarey ma aaminaysaa jacaylka aan ku jeclahay wuxuu marayaa heer aan ilaahay subxaanahu watacalaa aan uga sheekeeyo kuna dhoho ilaahow qofkeygu waa wanaagsanyahay calaf iiga dhig oo dhana haysku kaayaga dhaafin 💞🤪 “.

Fariinta 9aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Qalbigayga iyo aniguba waxaa isku raacnay in farxada iyo jaceylkuba agtaada yaalaan alle subxaanahu watacalaa ka sokow, waayo farxada iyo jacaylka aan ku dareemo agtaada alle mooye aadami ma xisaabi karo nolosheydii💞💓 “.

Fariinta 10aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Qalbi jacaylkaagu waa Daawo ruuxa ku dawoobana waa aniga, marka codsigaygu waa weligaa yaanan feedhayda kaa waayin hppi inta awoodaada ah 🫀😘”.

Fariinta 11aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Jaceylku maahan eray afka laga yiraahdo kaliya waa ficil iyo naxariis dhamaana adiga ayaan kaa helay adiga ayaana ku bartay qiimaha dhabta ah ee jaceylka 💞💓 “..

Fariinta 12aad Ee Fariimo Jacayl ah : ” Jaceylka dhabta ah waa naxariis ka timaada qalbiga taasoo aad u hibaynayso qalbiga qofkaaga , anna waan ku farxay markaad ii hibaysay jacayl iyo naxariis aan xad lahayn, anna waxaan balan kaaga qaadayaa inaadan xitaa wax yar oo murug ah ama qalbi xanuun ah aadan marin 💞💓 “.

Gabogabo :

Waxaan jeclahay inaad wax uunka aamintahay micnaha jaceylka markaad akhriday 10 kaan oraahood ee jacaylka iyo naxariista ku dhisan.
Muhiimada : ugu horeyn dhamaanteen wax waan jeclaanaa waana nala jeclaadaa, fariimahaana waxaad u hibayn kartaa dadkaas na jecel ama aan jecelnahay waaayo jaceylku waa naxariis iyo daganaaansho.


Digniin : Fariimahaan ha u adeegsan inaad ruux niyada ugu dhisto adigoo wax dana ka lahayn, masuulna Waxa ka imaandoona ilaahay idankiis.

Yay ku haboonyihiin : Waxay ku haboonyihiin dadka jacaylku ka dhexeeyo ha ahaado mid guur ama mid xiriir, u hibee oraahyada noocaan ahqofkaaga kuna beero qalbigiisa naxariisiyo wanaag.

Waa walaalkiin mohamud abshir oo idin leh guuleysta saaxiibayaal intaan qoraalkan oo kale ku kulmayno macasalaamo !.

More Info :

Creator : Mohamud Abshir |Youtube keena M. abshir

Images : Pexels.com | pixabay.com

Related : fariimo jaceyl oo romantic ah | Jaceyl

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *