Erayo jacayl ah Oo Naxariis Badan | jacayl

Hordhaca Maqaalka

Haddii aad ku dhibanayd helida erayo jacayl ah oo aad u qiim badan hubaal qormadaan waxaa ku sugan erayo jacayl ah oo i a aad baahiyahaagii kaga bogan karto, sidoo kale fariimahaan waxaadku quruxsan kartaa shukaansigaa si aad waqti qurux badan aad uwada qaadataan qofkaaga.
ADEEGYADAAN QABANO : Haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252906607535

Nuxurka Maqaalka

Fariinta 1aad ee Erayo jacayl ah : “Aadumuhu in uu noolaado wuxuu u baahan yahay hawo, cunto iyo biyo, laakin aniga waxaan u bahanahay dhoolacadeyntaada farxada leh iyo in aad hab isiiso.”
Fariinta 2aad ee Erayo jacayl ah : “waxaan raba inaan nolosheyda bilow ilaa dhamaad kugu koobo waayo waxaad tahay ruuxaan adduunkaan ugu jeclahay mcn.”
Fariinta 3aad ee Erayo jacayl ah :“waxaad tahay qofka kaliya ee micnaha jacaylka i baray waxaadna qaab bilaash ah igu siisay cashar aan jaamacadaha iyo school-da lagu baran , sidaas daraadeed thank you qalbi “
Fariinta 4aad ee Erayo jacayl ah : ” ma ogtahay marka kaliya ee aan aamino inaan haysto qof ka wanaagsan dadka dhamaan, waa marka aan arko sidaad ii ixtiraamayso iigu naxariisanayso qalbi “
Fariinta 5aad ee Erayo jacayl ah :” waxaad tahay dhab ahaantii ruuxa aan ku dagay noloshaydana qiimaha u yeelay, waanku jeclahay mcn “

Fariinta 6aad ee Erayo jacayl ah :“Hadii uu jiro dhaqtar daaweeya xanuunada ku dhaca bini aadamka , adiga waxaad tahay ruuxa iga daaweeya xanuun walba oo aan dareemo welibana qaab fiiri ah adiga oo aan iga qaadayn wax kharash ama lacag ah thanks mcn”
Fariinta 7aad ee Erayo jacayl ah :“nasiib uma yeelan inaan barto dad badan oo iila dhaqma qaab bilaa naxariis ah laakin waxaan bartay ayaa ah hal qof oo ka qiimo badan boqolaal qof waana adiga mcn”
Fariinta 8aad ee Erayo jacayl ah :“waxaad ii tahay hooyaday 3aad waayo waxaad tahay ruuxa marwalba iiga fakara sida waagaan yaraa hooyaday iiga fakari jirtey ” . waaku weydiin kartaa yaaweeye labada hooyo ee iga horeeeya ? ku dhe sidaan ” labada hooyo ee iga kaa horeeya waa hooyaday iyo hooyadaa “
Fariinta 9aad ee Erayo jacayl ah :“Dhoola cadeyntaada oo kaliya ayaa iftiimin karto qalbigeyga ee macaaneey halmar oo kaliya ii dhoolacadeey.”
Fariinta 10aad ee Erayo jacayl ah : “nolosha ayaa ah wax iska kooban , mana jiro ruux noloshaan la siiyay, laakin maxaa ka qurux badan anagoo adduunkaan xuska rabbi gacanta ku haysana aakhirana janada isku weheshana oo xuurul cayno isku noqona mcn .”
Fariinta 11aad ee Erayo jacayl ah : “Waxaan iska dhaafay la hadalka dadka asaagaa ah waayo waxaad ii tahay naftayda naftii fahmaysay Qalbi”.
Fariinta 12aad ee Erayo jacayl ah : “Ka hor intaan adiga ku baran waxaan ka walwali jirey, helida qalbi wanaagsan, hadeer oo aan helayna waxaan ku fakaraa saan u ilaashan lahaa, qofkalena mahane waa adiga qalbi”.


Fariinta 13aad ee Erayo jacayl ah : “Waxa kaliya ee I cajabiyay ayaa ah sida markaan taladaada u baahdo aad ii siiso talo macquul ah, anna waxaan rabaa inaan weligay kula joogo si aan kuula tashto adduunkaan iska imtixaanka ah qalbi”.
Fariinta 14aad ee Erayo jacayl ah : “Oraah ayaa ahayd “ ninkaa gabar fiican weligaa gaari mayso “ anna waxaan arkaa inaan rag badan dhaafay hadaanan ba number 1 noqon , taasna mahadeeda adaa leh ilaahay ka sokow qalbi”.
Fariinta 15aad ee Erayo jacayl ah :“Kawaran cureedana hadaan ugu magac darno hooyaday 2aad (hooyadaa), waayo la’aanteed halkaan masoo gaarteen, anna adiga kuma heleen oo saan oo dhan u wanaagsan Qalbi”.
Fariinta 16aad ee Erayo jacayl ah :“Ma rabo weligay inaan gaaro go’aan aan kaala tashan, waayo la’aantaa dhamays maahi Qalbi”.

Fariinta 17aad ee Erayo jacayl ah : “Haddii qorraxdu soo baxdo si ay hawlo badan noogu qabato sida inay noo iftiimiso maalinteena , adna waxaad tahay ruuxii nolosheyda ii iftiiminaayay Qalpi” .
Fariinta 18aad ee Erayo jacayl ah : “Marmarka qaar waxaan kugu yeero ayaa ah tuugada qalbiga, waayo marwalba oo aan sii seexanayo ama aan soo kacayo qofka aan ka fakarayo waa adiga Qalbi”.
Fariinta 19aad ee Erayo jacayl ah : “Waxad tahay qofka whatsapp pin-ku ii saaranyahay si aan mawalba u arko fariintaada waayo fariintaada ayaa daawo iigu filan Qalbi”.
Fariinta 20aad ee Erayo jacayl ah : “Waan ku jeclaaday ilaa xad waanku ciseeyaa ilaa xad sababtaasna waxaan u malayn inaad tahay qofkii nolosheyda u qalmay”.
Fariinta 21aad ee Erayo jacayl ah :“Maalmaha adduunyadu waa socdaan, laakin maalinta aan ugu farxad badanahay waa malinta aad feedhayda joogto qalbi.”
Fariinta 22aad ee Erayo jacayl ah : “adaan kuu dhaafay saaxiib fariintaan hadaad hayso fariin lamida kuwaan kore oo kale qaybta commentiga camiro qaadana lambarka 23aad ee erayo jacayl ah “.

Gabogabo

Qormadaan sare waxaa ku diyaarsanaa ama aadku soo aragtay erayo jacayl ah oo aad u qurux badan, kuwaas oo lagu oran karo qof la jecelyahay, waxaana jeclahay inay wax uun oo kaa maqnaa kuu keeneen hadaad waxka faaiidayna qaybta comment-ga ka muuqo si aan usoo badanimo, intaan qaybta xigta ku kulmayno salaama saaxiibayaal.


More info

Creator : mohamud abshir | Youtube keena M. abshir
related : Erayo jacayl ah oo xul ah | jacayl
images : Pixabay.com | pexels.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *