Ciwaanada Maqaalkan :
Hordhaca maqaalka
Marmar ma garan waydaa erayo jacayl ah oo aad ku shukaansato jacaylkaaga ama qofkaaga?. haday taasi jirto waxaan qormadaan kooban kuugu sheegayaa erayo jacayl ah oo aad ku oran karto si aad qalbigooda ugu dareen galiso jacayladaada.
Digniin! : fariimahaan ha u adeegsan inaad qof qalbigiisa ku dhaawacdo ka dibna aad ka dheeraato , waayo arintaas waa arin aad u xun , oo hadaad qofka qalbigiisa intaad qaadato aad ka fogaato waa arin aad fool xun aana wanaagsanayn mustaqbalkaaga danbe laga yaabaa inay nabsi kugu noqoto arintaan .
ADEEGYADAAN QABANO : Haddii aad rabto in laguu sameeyo website xayaysiinleh sida keenaan oo kale soomaaliga ah iyo mid English ah igala soo xidhiidh whatsAppka lambarkaan : +252906607535

Nuxurka Maqaalka
fariinta 1aad ee Erayo jacayl ah : “Ma jiro ruux kale oo ii matali kara booskaaga waayo naftayda kuma qanacsana ruux aan adiga ahayn Qalbi”.
fariinta 2aad ee Erayo jacayl ah :“Naftayda hal qof ayaan ku aaminay, naftayda hal qof ayaan masuul uga dhigay , naftayda hal qof ayaan u hadiyeeyay qof kalena maahane waa adiga qaali”
fariinta 3aad ee Erayo jacayl ah :“ma jiro waxaan ka jeclahay la hadalkaaga, waayo wuxuu xambaarsan yahay dareeen gooni ah “
fariinta 4aad ee Erayo jacayl ah :” Aad bay u qurux badantahay inaad hesho hal qof oo ku siinaya naxariis iyo jacayl intaas dhamaana adaan kaa helay mcn “
fariinta 5aad ee Erayo jacayl ah : ” adduunkaan oo dhan sababta aan kaaga soo xushay ayaa ah , hab-dhaqan kaaga wanaagsan iyo dacaadnimadaada”
fariinta 6aad ee Erayo jacayl ah : ” waxaan ku siiyay qalbi aan u diiday qof kale inuu dago , waxaan hadiyad kaaga dhigay jacayl aan u oo galayn inaan cid kale siiyo”.

fariinta 7aad ee Erayo jacayl ah : ” noloshaydu waa mid qurxoon, jacaylka aan dareemana waa mid macaan, maalin walba oo qorrax soo baxdana farxad ayaan dareemaa wax kalena maahane mcn waa in nasiibku igu daray adoo saas u wanaagsan mcn”.
fariinta 8aad ee Erayo jacayl ah : “Qof walba waa ku dhihi karaa waan ku jeclahay , laakiin qof walba jacayl kuma siin karo, anne waxaas oo dhan adaan kaa helay hppi”.
fariinta 9aad ee Erayo jacayl ah : ” waxaad tahay qofka kaliya ee aan ka naxo dhibkiisa , kuna farxo guushiisa waayo waxaad tahay ruuxa marwalba i garab taagan”
fariinta 10aad ee Erayo jacayl ah :” waxaad igu beertay jacayl midkii ugu qiimaha badnaa ,waxaad i siisay ixtiraam midkii ugu qiimaha badnaa , anne waanku jeclaaday ilaa xad qalbi “.
fariinta 11aad ee Erayo jacayl ah : “Waxaad tahay macalinkayga , ardaygaaguna waa qalbigayga kaa qaata erayada jacaylka ah qalbi.”.
fariinta 12aad ee Erayo jacayl ah : “su’aasha aan is weydiiyo ilaa maalintaan noloshaada kuso biiray ayaa ah , sababta uu u garaacmo wadnahayga marwalba oo uu fariintaada arko ama uu codkaaga naxariista badan maqlo qalbi, taasna adiga ayaan rabaa inaan waxkaa weydiiyo Qalbi”.
fariinta 13aad ee Erayo jacayl ah : “Shimbir walba si ay u duusho waxay ubaahantahay baalal, qol walba si uu u iftiimana waxaa uu baahanyahay layr ama laambad, ann waxan ubaahnahay ayaa ah nolosheyda inaadku jirto inta noloshaada ka dhiman waayo la,aantaa nolosheyda waxba maahan qalbi”.
fariinta 14aad ee Erayo jacayl ah : “waxan rabaa qalbi aan u diiday dadka kale dhamaantood inaad masuuul ka noqoto, waayo waan hubaa inaad dadka kale qiimiga wax dheertahay”.
fariinta 15aad ee Erayo jacayl ah :“Jacaylkaagu wuxuu ka buuxiyaa meel walba oo qalbigayga kamida farxad , anna waan ku jeclaaday bilaa sabab qalbi.”
fariinta 16aad ee Erayo jacayl ah : “Qalbigayga iyo naftaydu waxay ku xidhan yihiin qalbigaaga, si ay uga helaan dhiirigalin buuxda iyo naxariis .”
fariinta 17aad ee Erayo jacayl ah : “Aniga kuma jeclaan qofnimadaada , laakin waxaan kugu jeclaaday ayaa ah sida aad naftayda u farax galiso waqtiga kooban ee aan feedhaada joogo qalbi.”
fariinta 18aad ee Erayo jacayl ah :“Ma qiyaasi karo noloshayda adiga la’aantaa siday noqon lahayd, waayo waxad tahay qofka nolosheyda ay farxada ku dareemayso”.
fariinta 19aad ee Erayo jacayl ah : “Waxaad tahay hal-abuurkayga ugu weyn, waana qaddariyaa tillaabo kasta oo aan si wada jir ah u qaadno.”
fariinta 20aad ee Erayo jacayl ah : “waxaad nolosheyda ku dhamays tirtaa siyaabo aanan islahayn, noloshaan waa macquul , waadna ku mahadsanthy sida quruxda badan ee aad nolosheyda u iftiimisay qalbi.
fariinta 21aad ee Erayo jacayl ah :” wax yar hadaan ku weydiiyo sidee ayay nolosheyda noqon lahayd adiga la’aantaa waayo nolosheyda ruuxii dhamaystirayy ilaahay ka sokow waa adiga.
fariinta 22aad ee Erayo jacayl ah : “waxaad tahay muraayada qalbiga, taasna waxay keentay inaan noole kaa jeclaaado qalbi”.
fariinta 23aad ee Erayo jacayl ah : “noloshu ima barin dad badan ruuxa kaliya ee ay i bartay waa adiga , waxaadna isiisay jacayl naxariis anna noole ayaan kuu jeclaadey qalbi”.
fariinta 24aad ee Erayo jacayl ah : “marwalba oo aan qiimeeyo quruxdaada waxaan ku matalaa inaad noole ugu qurux badantahay sababtoo ah quruxda dhabta ah waa qalbiga, qalbigana hodanka tahay qalbi”.
fariinta 25aad ee Erayo jacayl ah : “marwalba oo aan kula hadlaayo adiga hadalkaaga waxaan ka helaa farxad buuxda iyo dhiirigalin waayo waxaad tahay dhakhtarkeyga ii khaaska ah”.
fariinta 26aad ee Erayo jacayl ah :”farxadu maahan lacag iyo adduunyo inaad haysato waa ku xirnaansha ALLAH iyo helida qof wanaagsan , alxamdulilaah qof wanaagsan oo cabsida ebbe igu dhiirigalinaya oo sabab u noqonaya inaan labada daarood ba guuleysano waan helay waana adiga qalbi thanks”
fariinta 27aad ee Erayo jacayl ah : “fariintaan adaan kuu dhafay saaxiib igula wadaag qaybta commentiga ee hoose mahadsanid”
Gabogabada Maqaalka
Asc dhamaantiin waan idin salaamayaa mucaashaqiinta aan bartaan ku midownay Qaybtani waa qaybtii 1aad ee erayo jacayl ah waxaana soo wadaa qaybo badan haddii ilaahay nafta ii daayo i a. hadaad isleedahay waxbaa laga faaiidayaa qaybta comment-ga ayaan kugu soo dhawaynaynaa i a
More Info
Creator : Mohamud abshir | Youtube keena M. abshir
related : Erayo jacayl ah oo xul ah | jacayl
images : Pixabay.com | pexels.com